Dhageyso: Sheekh Isxaaq Gees dheere”Caruurta Ku Nool Gobolka Gedo Waxaan Ka Cabsi Qabnaa Inay Gaajo U Geeriyoodaan”.

0

Garbahaarey(AGGM):Sarkaal ka tirsan culumaa’udiinka Ahlu Suna Waljamaaca ayaa warbaahinta u sheegay Haddii aan gurmad deg deg ah lala soo gaarin xaaladda hadda ka jirta gobalka Gedo inay gaari karto in Caruurta gobolka ay u dhintaan Gaajo.

Sheekh Isxaaq Gees dheere waxaan ugu baaqayaa dowladda Soomaaliya inay Gurmad deg-deg ah lala soo gaaro Dadka ku Nool Degmooyinka Gobalka Gedo ee laga xoreeyay Al Shabaab sida Garbahaarey, Buurdhuubo, Ceel Waaq.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com