Muqdisho (AGGM): Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo Maanta Shir Gudoominaayay Kulan Gaar ah oo lagu Xusaayay Dadkii ay Waxyeeladadu ka soo gaartay Weerarkii ka dhacay Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa Faahfaahin ka bixiyay dadkii ku dhaawacmay iyo kuwii ku dhintay Weerarkaasi.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in loo baahan yahay in la xuso Ciidankii ku dhintay iyo kuwii dhaawacmay Weerarkii Al-Shabaab ay ku soo qaadeen Xarunta Golaha Shacabka waxa uuna Sheegay Gudoomiyaha in ay Ciidamadu ay difaaceen Xaruntaasi.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com