Dhageyso: Awliyo oo Weeraray Xisbiga Dam-jadiid

0

Muqdisho(AGGM): Safiirka Dalka Sinigaal u fadhiya Soomaaliya C/risaq Awliyo oo warbaahinta Muqdisho kula hadlaya ayaa Dhaliil dusha oga Tuuray Xisbiga Dam-jadiid ee Talata dalka haya.

Awliyo ayaa sheegay in Xisibga Damjadiid uu Dalka Qabsaday islamarkaana uusan Soomaaliya hor mar la rabin.

Waxaa uu Baaq u diray Xildhibanadii  Mooshinka ka kaeenay Madaxweynaha Soomaaliya uguna hanbalyeey Go’aanka ay gaareen.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com