Dhageyso:Xildhibaanno Mooshin ka gudbiyey Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia

0

Muqdisho(AGGM): Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Mooshin ka Gudbiyey Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Mudane C/laahi Goodax Barre.

Mooshinka ayaa waxaa soo gudbiyey ilaa 60 Xildhibaan oo ka mid ah Baarlamanka Soomaaliya,ujeedka Mooshinka ayaa waxaa ay ku sheegeen in uu yahay in Wasiirka uu si Cad oga Jawaabi waayey Su’aalihii loo soo gudbiyey markii uu Baarlamaanka hor yimid.

Xildhibaan C/naasir Gaarane oo Baarlamaanka ka mid ah ayaa Wareysi uu la Yeeshay Wariye ka tirsan Warbaahinta Muqdisho waxaa uu ku sheegay sidaan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com