Dhageyso:Wasaarada Waxbarashada oo Beenisay in ay Mushaar la’aan ay yihiin Macalimiinta Aada Dugsiyada Dhiga

0

Muqdisho(AGGM): Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada Dowldada Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu beeniyey in Lacagihii la siin jiray Macalimiinta Waxbara Ardayda aada Dugsiyada ay helaan./

Waxaa uu sheegay in Banaanbaxii shalay uu ahaa Mid aad u qaldan oo la doonayo in Sharafta looga qaado Wasaarada Waxbarashada Soomaaliyeed.

Halkaan Hoose ka dhageyso Ka dhageyso Wareysi Agasimaha Guud

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com