DHAGEYSO:-Barlamanka Puntland Oo Ka Horyimid Maqaamka Gobolka Banaadir Ee Ay ansixiyeen Baarlamaanka Soomaaliya

0

Qaar ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland Ayaa ka horyimi  maqaamka Gobolka Banaadir Ee Ay ansixiyeen Baarlamaanka Soomaaliya.

Shir ay caasimadda puntland ku qabteen ayaay sheegeen in ay tahay mid sharciga ka baxsan arinta ansixinta maqaamka oo lagu kala aragti duwan yahay