Farmaajo oo la hadli doono warbaahinta saacadaha soo socda.

0

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saacadaha soo socda la hadli doono warbaahinta madaxa banaan ee magaalada Muqdisho si uu ula wadaago natiijooyinka shirka Jabuuti.

HOOS KA DAAWO XOGTA: