DHEGAYSO:- Puntland oo dib u fasaxday dugsiyada quraanka in la furo

0

Shirajaarid oo ay si wada jira Garoowe ugu qabteen wasiirada cadaalada iyo caaafimaadka ayey kaga hadleen arima la xiriira Puntland siiba Ciida iyo dugsiyada Quraanka wasiirada ayaana sheegay in la ogolaaday in furo dugsiyada iyadoo ay jiraan shuruudo ah in dad badan aan hal mar quraan loo wada dhigi karin.

Sidoo kale wasiirada ayaa hadalkooda ku heegay inaan salaada Ciida lagu tukan doonin Masaajidada iyo gobaha kale ee horay loogu oogi jirey salaada