DAAWO: Khilaaf xoogan oo ka taagan arimaha doorashada 2020 & Goaanka Farmaajo

0

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo Madxweyne Farmaajo ayaa isku khilaafsan nuuca doorasho ee dalka ka dhaceysa 2020 -2021 warkaasi iyo warar kale oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose.