DHAGEYSO:- Khasaare ka dhashay Robaab ka da’ay Gardafuu

0

Saacadihii la soo dhaafay deegaanka Hoodaa oo ka tirsan gobolka Gardafuu ayaa waxaa ka da’ay roobab xoogan oo watay duufaano, roobabkaasi oo saameyn ku yeeshay dadka iyo duunyada ku nool deegaankaasi.

Gudoomiyaha deegaanka Hoodaa Maxamuud Xaamuud Jaamac ayaa kawarbixiyeey khasaaraha ka dhashay robaabkaas.