DAAWO: Xiisad weli ka taagan Kismaayo iyo dhaq dhaqaaqyo oo ka socda

0

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland weli waxaa ka taagan xiisad u dhaxeysa ciidamada Kenya iyo kuwo Itoobiya ee ku wada sugan magaalada Kismaayo.

Xiisada labada ciidan ayaa ka dhalatay ka dib markii ciidamada Itoobiya ay isku dayeen iney xoog ku galaan oo ay la wareegaan guud ahaan garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: