DAAWO: Kenya oo ciidamo badan geysay xuduuda ay la wadaagto Somalia.

0

Dowladda Kenya ayaa bilowday qorshe kale oo ay ku cadaadineyso culeysna ku saareyso madaxda dowladda Soomaaliya.

Dowladda Kenya ayaa ciidamo badaniyo gaadiid dagaal soo buuxisay xuduuda ay la wadaagto Soomaaliya, baarlamaanka Kenya waxaa la horgeeyay mooshin ka dhan ah Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: