Dhageyso:Afhayeenka Jubbaland oo Beeniyey in ay la kulmeen Ciidamada Kenya

0

Kismaayo(AGGM): Afhayeenka Maamul Goboleedka Jubbaland Xasan Qaasim warsame oo wareysi siiyey  Allgalgaduud.com ayaa ka warbixiyey hadal Dhawaan ka soo baxay Horjoogeyaasha Raas-kambooni oo ahaa in Cidamada kenya iyo Kuwii kula Dagaalamay Kismaayo ay ku shireen Garoonka Kismaayo.

Afhayeenka Dowladd Goboledka Jubbaland xasan qaasim warsame ayaa sheegay in uu sam jirin wax kulan ah oo dhex maray Ciidamadooda iyo kuwa Kenya islamrkaana hadlkaasi ku sheegay mid Been abuur ah.

waxaa uu sheegay Afhayeenka sidoo kale in maleeshiyada Axmed Madoobe ay dhibaato badan ay ku hayaan dadka Shacabkaa ee ku nool magaalada kismaayo ee xaruunta Gobolka Jubbada Hoose.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Afhayeenka Dowladda Goboleedka Jubbaland

Isha ku hay Allgalgaduud media

Allgalgaduud@gmail.com