War ka soo baxay dowladda soomaaliya gaar ahaan wasaarada cadaalada ayaa lagu sheegay in ciqaab adag la marsiin doono kuwa sida xogga ah ku haysta hantida shacabka iyo waliba hantida qaranka warka ayaa lagu sheegay in ay jiraan qorshe loo dajiyay nidaamka dib loogu soo celinayo in cadaaladu ay kala saarto hantida xooga looga haysto dadka soomaaliyeed tan iyo wixii ka danbeeyay bur burkii qarankii soomaaliya
Hoos ka daawo muuqaalka Abshir cumar cabdulaahi gudoomiyaha racfaanka gobolka banaadir