DHAGEYSO:- Maamulka Jubbaland Oo Ka Hadlay Qaraxyo Ka Dhacay Baardheere

0

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa faah faahin ka bixiyay qaraxyadii saakay ka dhacay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Waxa uu sheegay Maxamud Sayid Aadan in qaraxyadaasi Ciidamada AMIOSM ee ku sugan Baardheere ay fashiliyeen,isla markaana ay uga hortegeyn Afaafka hore ee Degmadaasi.

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Jubbaland oo ku sugan Degmada Baardheere oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay in qarax hore ay ku dhaawacmeen 2 ruux oo shacab ahaa oo xiliga uu qaraxa dhacayay ka agdhawaa goobta,isagoo xusaya in Askar ka tirsan Ciidamada AMISOM ay dhaawacyo ka soo gaareen qaraxa