DHAGEYSO:- Taliyaha Amniga doorashooyinka Puntland oo digniin soo saaray

0

Taliyaha Aminiga Doorashooyinka Puntland Cabdirisaaq Siciid Diiriye Faarax oo sidoo kale ah taliyaha ciidanka badda(PMPF) ee Puntland iyo wasiirka amniga Cadulaahi Dawlad ayaa shir Jaraa’id oo ay ku qabteen xarunta wasaarada Aminga Puntland ee magaalada Garawe waxay ka hadlay qaabka ay usugayaan amingga xiliga doorashada puntland iyagoona sheegay inay sida ug haboon ay usugu doonaan amniga daladayna in laga shaqeeyo suggida amniga.

Dhanka kale Ciidmada Amniga Puntland ayaa rasaas ku kala cayriyay qaar kamida shacabka Garowe oo si nabad galyo ah u samaynayay isu soo bax ay ku taageerayaan Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Farmaajo, kana soo horjeeday Mooshinka xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka Soomaaliya ay wadaan.