DHAGEYSO:-Wasiirka amniga iyo Taliyaha sugidda amniga doorashada Puntland Oo Ka Warbixiyey Qaabka Loo Sugayo

0

Taliyaha Aminiga Doorashooyinka Puntland Cabdirisaaq Siciid Diiriye Faarax oo sidoo kale ah taliyaha ciidanka badda(PMPF) ee Puntland iyo wasiirka amniga Cadulaahi Dawlad ayaa shir Jaraa’id oo ay ku qabteen xarunta wasaarada Aminga Puntland ee magaalada Garawe waxay ka hadlay qaabka ay usugayaan amingga xiliga doorashada puntland iyagoona sheegay inay sida ug haboon ay usugu doonaan amniga daladayna in laga shaqeeyo suggida amniga.