DHAGEYSO:- Dood la xirirta khilaafka federaalka iyo maamulada oo Garoowe lagu qabtay

0

Doodan oo ah mid lagu faalanqeeynayo waxaayabaha ay isku hayaan dowladda federaalka iyo maamul gobaledyadda ,waxaana dooda kasocota garoowe ka qyab galaya masuuliyin katyirsan Puntland iyo federaalka.

dooda muhimadeeda ayaa ahayd arrinmaha dastuurka oo qaar kamid ah xilidhibanada dooda k ahdlayey ay shegeen in dowladda federaalka ah ay ku xadgudubtay

Waxay socon doonta dooda maalmaha nagu soo fooda leh ,iyaddo shacabka laga siinayo qaybootoda oo su aalo waydiin doonaan madaxda