DHAGEYSO:- Madaxweyne Xaaf” Dagaalka Galgaduud DFS ayaa kadambeysa”

0

Madaxweynaha galmudug ayaa ka hadlay dagaalo iyo dilaal kadhacay qaybo kamid ah gobalka galgaduud ee bartamaha somaaliya,madaxweynaha ayaa ku edeyeey dilaalkas iyo dagaal beleedyadda dowlada federaalka ee somaaliya.

Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in khilaafka ka dhex jira dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada uu yahay mid dib u dhac badan keenay,hadii uu sii jirana uu sababi karo burbur ku yimaada dalka.

Sido okale waxaa uu ku eedeeyay in dowladda Federaalka ay ku lug leedahay dilalkii Saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan Maamulka Galmudug,waxana uu sheegay in Ukumihii dowladda Federaalka ku abuurtay ay ku qarxeen waa sida uu hadalka u dhigay.