AKHRISO:- Shirki Golaha Wasiiradda Puntland oo Arrimo Xasaasi ah looga hadlay

0

Shirka Golaha Xukuumadda dawladda Puntland ayaa todobaadkan looga hadlay arrimaha Amniga dalka, Soo dhaweynta Guddiga Iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka ah dawladda Federalka Soomaaliya, ansixin xeerar Iyo Warbixino kale.