DAAWO:- Maamulka Cisbitaalka Gaalkacyo oo beeniyeey inay istaagen Adeegyadii Cisbitalka

0

Xili warbaahinta qaar ay qorayeen inay xaalad addag ka taagantahay Cisbitaalka Guud ee Gaalkacyo ayaa arrimahaas waxaa beeniyeey Maamulka Cisbitaalka Guud ee Gaalkacyo iyo Maamulka Gobalka Mudug.