Qaar kamid ah Xildhibaanadda Barlamaanka Somaliland oo maanta Warbahinta kula hadlay Hargeysa ayaa ka hadlay xiisadda Gobalka Sool,gaar ahaan Degaanka Tukaraq oo laga soo sheegayo xiisad u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland.
Xildhibanad ayaa sheegay in Gordhow ay Ciidamadda Somaliland guddaha u gali donaan Magaaladda Garoowe,iyago ugu baqay shacabka Garoowe inay qaxaan ama Hargeysa usoo qaxaan.
Hoos kadaawo