Dhageyso: Xildhibaano dhaliilay Gudiyada Baarlamaanka Soomaalia

0

8Muqdisho(AGG): Xildhibaan Cabdi Wali Maxed Qanyare oo kamid ah Baarlamaanka Soomaalia ayaa ka hadlay arimo farabadan oo kamid ah Xaalada siyaasada dalka Soomaalia.

Waxuu sheegay in Gudiyada Baarlamaaka Soomaalia ay yihiin kuwo Qabiil ah oo aan Danta Dadka  ujoogin.

Xildhibaan C/wali Qanyare ayaa sheegay in arimahaasi la doonayo in si deg deg ah wax looga qabto maadaama Baarlamaanka uu xiligaan Musuq maasu ka dhaxe jiro.

 

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

Xildhibaan C.weli Qanyare

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com