DHAGEYSO:- Shacabka Puntland oo si kulul uga hadlay Sucuudiga oo Markab xoolo sida so celiyeey

0

Magaalada Bosaaso waxaa maanta soo gaaray Markab siday ku dhawaad 30 kun oo neef oo Ari ah oo uu Sacuudiga dib u soo celiyay .

Maamulka gobolka iyo wasaarada xanaanada xolaha ayaan ilaa iyo hada ka hadlin xiriiro aan la samenaya nooma suurtoobin in ay telfoonka naga qabtaan.

Waxa ay dowladdu sheegtay in la baaray sababta keentan in xoolaha intaa laeg l soo celiyo .

Hadaba sidee u arkaan daweynaha Puntland xoolahan uu Sacuudigu soo celiyay .