SAWIRO:- Jubbaland oo soo bandhigtay rag Maandooriye ka ganacsanayeey

0

Magalada Kismaayo ee Xarunta dowlad Goboledka Jubbaland waxaa lagu soo bandhigay Rag lagu soo qabtay in ay ka Ganacsanayeen Maandooriyaha Xabsiishada.

Howlgal Ciidamada Booliska Jubbaland ka sameeyeen Magalada Kismaayo ayaa waxa ay ku soo qabteen laba Nin oo Gacanta kula jiray ka Ganacsiga Maandooriyaah Xashiishada.

Saraakiil ka tirsan Booliska Jubbland oo goobjoog ka ahaa Goobta lagu soo bandhigay Raggaas ayaa waxa ay sheegeen in dhawan Maxkamad la soo taagi doono si cadaalad ay u helaan.