War qoraal oo ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliland ayaa lagu sheegay in uusan khuseynin shirka maanta oo maanta lagu soo gaba gabayn doono magaalada Brussels ee Xarunta dalka Belgium-ka, kaas oo ay ka qeyb galayaan madax ka socota maamul goboleedyada, Dowlada Dhexe iyo ururo Caalami ah.
Home Dhacdooyinka Todobaadka DHAGEYSO:-Xubno ka socda Soomaaliland oo ka qeyb galaya shirka ka socda Brussels...