DHAGEYSO:-Maamulka soomaaliland oo wada hadal deg deg ah ugu baaqay puntland

0

Shir Jaraa’id oo uu goor dhaw qabtay Wasiirka Horumarinta Biyaha ee Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa waxa uu kaga hadlay xaaladda gobolka gaar ahaan Laascaanood isagoona dalbaday wadahadal iyo in xal la raadiyo.

Wuxuu sheegay in xiligan aan loo baahnayn dagaal ka dhaca gudaha magaalada laascaano ka dib weerar xalay lagu qaaday saldhigyo ciidan oo soomaaliland maamusho