DHAGEYSO:- Garoowe oo laga furay Xarun Ganacsi oo Cusub

0

Shirkada ganacsi ee Nabaad Mall ayaa furtay Xarun cusub oo casriya, oo lagu iibin doono Adeegyada kala Gadisan ee Ka Kooban yahay goobta ganacsiga .

Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha Puntland ayaa si rasmi ah xariga uga jaray .

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO