Guddoomiye Ku Xigeenka Amniga Iyo Siyaasadda Degmada Baraawe Ee Gobolka Shabeellada hoose Ayaa Waxa Uu ka Warbixiyey Amniga Guud Ee Baraawe Isagoo Sheegay In Uu Aad U Wanaagsan Amniga Magaalada Baraawe.
Bashiir Max’ed yuusuf Guddoomiye Ku Xigeenka Amniga Iyo Siyaasadda Ee Baraawe ayaa Waxa Uu Sheegay In hadda Aysan Al-shabaab Awood Ku laheyn Degmada Baraawe Iyo Nawaaxigeeda Isla-markaana Aysan Weeraro Ka Geysan Karin.