DHAGEYSO:-Madaxweyne Xaaf oo si kulul uga hadlay dagaalka Tukaraq & digniin ku socota soomaaliland

0

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa si kulul uga hadlay dagaaladii ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay weli isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland.

Madaxweyne xaaf ayaa ugu baaq nabadeed u diray labada maamul wuxuuna soomaaliland ku eedeeyay in ay soo dhafeen xuduudkii ay xaqa u lahayeen