DHEGEYSO:-Shirkii ka socday baydho oo la soo gaba gabayn doono

0

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed, waxaa Maalintii Saddexaad ka socda Shir u dhaxeeya Madaxda maamul goboleedyadda.

Wasiirka Warfaafinta Jubbaland Cabdinuur Cali Aadan oo ka mid ah Ergooyinka ka qeyb galeysa Shirkaasi ayaa Warbaahinta u sheegay in Shirka maanta lasoo gabagabeyn doono maanta galinka danbe