DHAGEYSO:-Xisbiga ucid oo Xukumadda Muuse Biixi Ku Taageeray Xadhiga Boqor Buur-madow

0

Xisbiga ucid Maamulka Soomaaliland  Ku Taageeray Xadhiga Boqor Buur-madow ka dib markii dhawaan lagu xidhay magaalada hargaysa

Nin u hadlay xisbigaas ayaa sheegay in boqor buur maddow lagu xidhay sifo sharci ah sida uu hadalka u dhigay