DHAGEYSO:-Madaxweyne gaas oo Puntland oo Warbaahinta Caalamka Kula Hadlay Dubai

0

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta warbaahinta caalamka kula hadlay wadanka Imaaraadka Carabta ayaa waxa uu siweyn uga hadlay arrimaha Soomaaliya, xiriirka Imaaraadka iyo Soomaaliya iyo Iskaashiga Puntland iyo Imaaraadka Carabta.

Hoos ka dhageyso codka