DHAGEYSO:-Ra’iisul soomaaliya oo cadeeyey sababta madaxweyne farmaajo ugu guuray wasaaradda Gaashaandhigga

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xilligaan wado qorsho dib loogu dhisayo Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya kaas oo horay ay u balan qaadeen.

Waxa uu sheegay in qorshahaas uu haatan yahay mid socda,isla markaana dardar gelinta dhisamaha ciidanka uu Madaxweyne Farmaajo u tegay Wasaaradda Gaashandhigga Soomaaliya.