DHAGEYSO:-Soomaaliland Oo Ka Hadashey Weerar Ay Puntland Ku Soo Qaadey Ciidamada Somaliland

0

Wasiirka wasaarada Gaashaandhiga maamulka soomaaliland ciise axmed yuusuf ayaa sheegay in ciidamada soomaaliland ee ku sugan tukaraq lagu soo riday qoriga loo yaqaano tedhi sabanka kaasi oo laga soo riday dhanka puntland sida uu hadalka u dhigay .

Hoos ka dhageyso codka