DHAGEYSO:-Baarlamaanka maamulka khaatumo oo muddo kordhin u sameeyey madaxweyne cali khaliif

0

Baarlamaanka Khaatumo oo fadhi ku yeeshay magaalada Widh Widh ee gobalka Buuhoodle ayaa waxaa ay muddo hal sanno ah ay u kordhiyeen xukuumada madaxweyne Cali Khaliif Galayr

Hoos ka dhageyso codka mudo kordhinta madaxweynaha khaatumo