DHAGEYSO+SAWIRO:-Madaxweynaha Soomaaliland oo kulan deg deg ah la yeeshay gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaradka

0

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay guddoomiyeyaasha xisbiyada mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI,  Faysal Cali-waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).