Magaalada Dhuusa mareebe ee xarunta Gobolka Gal-gaduue waxaa shalay ila maanta ku soo qul qulaayay wafuud isaga imanaysay dalka gudihisa iyo dibadiisa si ay uga qaybgalaan Soo dhawaynta Madaxweynaha Dowlada Fadaraalka Soomaaliya oo ku beegan maalinta isniinta ah.
Goor dhawayd oo maanta ah waxaa magaalada Duusamareeb gaaray Wafdi xildhibaano ah kuwaas oo Magaalada Dhuusa mareeb u tagay shirka dib u heshiisinta Galmudug iyo Ehlusunna
Wafdigan ayaa waxaa hogaaminaayay Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha ee DFS .