Deg: Deg Madaxweyne Farmaajo Oo ka dhoofay Bosaaso

0

Madaxweynaha DFS Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa Goor dhawayd ka duulay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Bosaaso.

Madaxweynaha iyo Wafdigiis ayaa waxaa laga sugayaa Magaalada Gaalkacyo halkaasi oo ay ku suganyihiin kumanaan dadweyne ah  oo udiyaarsan Soo dhwaynbtiisa.

Madaxweyne Farmaajo ayaa soo gabagabaynaya Maanta Socdaalkiisa Nabada ee uu maalmahan ku joogay deegaanada Puntland.