Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaran ayaa xalayto magaalada
Caabudwaaq ku soo gaba gabeeyay kulan wadatashi ah oo ay la yeesheen
qaybaha kala duwan ee Bulshada Caabudwaaq waxaana ka qayb galay
Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi iyo Gudoomiyaha
Baarlamaanka Galmudug
Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warkaan kasoodiray Caabudwaaq.