Siyaasi Salaad Cali jeele oo kamid ah siyaasiyinta somaliyeed laguna casumay Xafladda Furitaanka garoonka diyaraadaha Garowe ayaa ka hadlay furitaanka Garoowe ,isagoo sheegay inay sharaf u tahay in uu ka qayb galo daah-furka Garoonka Cusub.