VIDEO:-Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdulaahi oo Loogu soo dhoweeyay Degmada Boocame ee Gobolka Sool

0

Waxaa Degmada Boocame ee Gobolka Sool waxaa gaadhay Isimo, Cuqaal, Wax-garad iyo Siyaaasiyiin kuwaas oo uu hogaaminayey Ugaaska guud ee beesha xasan ugaas Ugaas Mahamuud Ugaas Cabdilaahi