Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya, AMISOM iyo kuwa Mareykanka ayaa lagu wadaa in dhawaan ay bilaabaan howgallo ka dhan ah Al Shabaab.
Waxaa Dagaal ka dhan ah Al Shabaab in ay bilaabanayaan u sheegay warbaahinta, Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.