Waxaa goor dhow la soo gabagabeeyay shirweynaha Qaran ee dhalinyarada Soomaaliyeed, kaas oo 3 Maalin ee la soo dhaafay ka socday Magaalada Muqdisho.
Shirkan ayaa Mudada uu socday waxaa diirada lagu saaray Siyaasadda Qaran ee Dhalinyarada iyo sidii loo mideyn lahaa guud ahaan Dhalinyarada Soomaaliyeed.
Halkaan hoose ka akhriso:-