DHAGEYSO: MD Farmaajo oo ku baaqay Dagaal ka dhan ah Al Shabaab

0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Ciidamada xoogga dalka ka dalbaday in ay dagaal ku qaadaan goobaha ururka Al-shabaab ay kaga sugan yihiin dalka.

Wuxuu sheegay Shabaab mar walba in ay soo qaadaan Dagaal iyo weeraro, maalin walbana ay dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed, taas bedelkeeda ayuu sheegay in Ciidanka xoogga dalka markan wixii ka dambeeya ay noqdaan kuwo dagaalka qaada.