Maxaa ka socda Magaalada Muqdisho?

0

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Maalintii labaad xiray Wadooyin ka mid ah kuwa Muqdisho walow Gelinkii dambe ee shalay Wadooyinkaas dib loo furay hadana saakay markale ay ciidamadu xireen wadooyin kale.

Wadooyinka muhiimka ah ee Muqdisho sigaar ah Waddooyin aan horay looga baran in la xiro ayaa waxaa lagu arkayaa Ciidamada Amniga gaar ahaan kuwa xasilinta oo Gaadiidka noocyadiisa kala duwan u diidaya in ay isticmaalaan.