DHAGEYSO: Maleeshiyaad hubeysan oo ku dagaalamay Gobolka Mudug

0

Ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhintay, labo kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii iska horimaad uu dhexmaray labo maleeshiyo beeleed.

Iska horimaadkan ayaa ka dhacay Gobolka Mudug.

Dhaawaca labada ruux oo midkood uu liito ayaa la keenaya Isbitaalka Magaalada Gaalkacyo, si halkaasi loogu dabiibo.