Biyaan ka soo baxay Dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in weerar dhanka cirka ahaa lagu beegsaday Xarakada Al Shabaab.
Taliska Africom ayaa waxuu shaaciyay in weerarkaasi uu ka dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo.
Bayaanka howlgalka Mareykanka ayaa lagu xusay in duqeynta lagu dilay 8 ka mid ahaa Xarakada Al Shabaab.