Wasiirka Maaliyada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdirixnaan Ducaalle Beyle ayaa gelinkii dambe ee maanta waxuu gaaray Magaalada Kismaayo.
Wasiirka ayaa Garoonka waxaa ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Maamulka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam.
Waxaa uu Wasiirka ku qoray bartiisa Twitter in Kismaayo uu uga qeyb gali doono shirka Wasiirada Maaliyada ee Maamul Goboleedyada.