DHAGEYSO: SARKAAL ka badbaaday Qarax ka dhacay Muqdisho

0

Sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliska Dowladda Soomaaliya,  ayaa lagu soo waramayaa in uu ka badbaaday Qarax la doonayay in lagu khaarajiyo.

Sarkaalkan oo lagu magacaabo Kulane Cabdi kana mid ahaa ayaa ka maqnaa Gaarigiisa oo waxyaabaha qarxa lagu soo xiray, kaasi oo ku qarxay Degmada Dharkeenleey ee Magaalada Muqdisho.